U bood nuxurka

Iibso 2 cadar, kan 3aad waa bilaash · Ku bixi EVC Plus, Zaad, Sahal, eDahab ama Jeeb

Karam Mall, Muqdisho · 061 177 0404

Gaarsiinta

Waxaan wax geynaa Muqdisho oo dhan iyo magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya.

Dalabaadka Muqdisho badanaa waxay yimaadaan isla maalinta ama maalinta xigta. Magaalooyinka kale waxay qaataan 2–4 maalmood.

Darawalkayagu wuxuu soo wacaa lambarka aad bixisay ka hor inta uusan iman. Waxaad sidoo kale dalabkaaga ka qaadan kartaa Karam Mall.